Home / Somali News / Madaxweynaha Khaatumo oo sheegay inuu Puntland wada-hadal la galayo

Madaxweynaha Khaatumo oo sheegay inuu Puntland wada-hadal la galayo

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa  markii ugu horeysay sheegay inuu wada hadal la geli doono Maamulka Puntland oo si uu uga soo horjeeday.

Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay inuu diyaar u yahay wada-hadal uu la galo Maamulka Puntland sida uu wada hadalka ula furay Somaliland oo kale.

Sababta ka dambeysa wada hadalka uu sheegay inuu la furayo Puntland  ayaan la ogeyn, waxaana Cali Khaliif Maamulkiisa uu wada hadal kula jiray Maamulka kale ee Somaliland.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top