Home / Somali News / Midawga Yurub oo Lacag ugu deeqay Dowladda Soomaaliya

Midawga Yurub oo Lacag ugu deeqay Dowladda Soomaaliya

Ururka Midawga Yurub ayaa shaaciyay in Malaayiin doolar ay ugu deeqeen Wadamo badan oo ku yaalla Qaaaradda Afrika islamarkaana ay ku jirto Soomaaliya.

Deeqeen lacag  oo dhan 28.7 Milyan oo ah lacagta Yuuraha ayaa Soomaaliya waxaa ku soo aaday 10 Milyan,waxaana Soomaaliya ay heli doontaa Sanadkaan aan ku jirno 2017.

Midawga Yurub ayaa ka mid ah Wadamada Taageera Dowladda Soomaaliya,waxaana Dalka Hadda ka socota Doorasho.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top