Home / Keydka Sawirada / Sawiro Toogashadii ka dhacday Dalka Mareykanka

Sawiro Toogashadii ka dhacday Dalka Mareykanka

Booliska ayaa ninkaasi gacanta ku dhigay, haatanna waxa ay isku dayayaan inay go’aan ka gaaraan waxa ninkaasi ku dhaliyay inuu dadka laayo.

Ninkan hubeysan ayaa xabadd ku furay goob laga daabulo alaabaha shirkadaha Air Canada iyo Delta Airlines .

Dad goob joagayaal ah waxaa ay sheegen in ninkani uu amusnaa , isagoo rasaas ku furay iyadoo dadku ay isku dayayeeen in ay halkaasi ka baxsadaan.

Ciidamada ammaanka ayaa waxaa ay rumeysanyihiin in ninka weeraraka fuliyaya uu ahaa keligii , waxaan markii dambe la soo daad gureeyay rakaabkii ku xayirnaa garoonka diyaaradaha .

Lauderdale1 Lauderdale-1 Lauderdale2 Lauderdale3 Lauderdale4 Lauderdale5 Lauderdale6 Lauderdale7 Lauderdale8 Lauderdale9 (1) Lauderdale9

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top