Home / Somali News / Doorashada Aqalka Sare ee Xubnaha ka soo jeeda Somaliland oo Maanta Muqdisho ka dhaceysa

Doorashada Aqalka Sare ee Xubnaha ka soo jeeda Somaliland oo Maanta Muqdisho ka dhaceysa

Muqdisho–KNN– Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa Sheegay in Maanta oo Axad ah Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Beelaha ka soo jeeda Somaliland ay ka bilaabaneyso Magaalada Muqdisho.

Guddiga ayaa sheegay in Maanta la qabanayo Doorashada Lix Kursi,waxaana Guddiga Doorashooyinku uu soo bandhigay Liiska Musharaxiinta Maanta Tartamaya.

Doorashada Aqalka Sare ee Beelaha ka soo jeeda Somaliland ayaa Mudo waxaa ka jiray Khilaaf u dhexeeya Beelaha dhexedooda ah,inksatoo Maanta ay dib u bilaabaneyso.

Halkaan Hoose ka Akhriso Liiska Musharaxiinta

v

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top