Home / Somali News / Jubbaland oo Bilowday Howlgallo ka Dhan ah Al-Shabaab

Jubbaland oo Bilowday Howlgallo ka Dhan ah Al-Shabaab

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay howlgalo ay kula wareegayaan deegaanada Waqooyiga magaalada Kismaayo ay halkaasi ka bilaabeen.

Deegaanadan oo ah kuwa lagu magacaabo Gosha ayaa ah kuwa Al-shabab ay gacanta ku hayeen sanadihii ugu dambeeyey. Howlgalkan waxaa ka qeyb qaadanaya ciidamada AMISOM ee howlgalka Midowga Afrika.

Dadka deegaanka ayaa sidoo kale ka cabanayo howlgada AMISOM iyo kuwa maamulka iyo sidoo kale dagaalada Alshabab oo saameyn ku yeesho.

Saraakiisha Jubbaland ayaa sheegay in ay sii wadayaan Howlgal ka dhanka ah Al-shabaab.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top