Home / Somali News / Meydka Nin Si Fool xun Midi loogu dilay oo Caawa laga Helay Degmada Xamar-jajab

Meydka Nin Si Fool xun Midi loogu dilay oo Caawa laga Helay Degmada Xamar-jajab

Muqdisho–KNN-– Nin lagu Magacaabo Shariif Cabdulle Guuleed oo Xir xiran , si fool xuna Midi loogu dilay ayaa Caawa Meydkiisa lagu arkay Garaash uu Waardiye ka ahaa  oo ku yaalla Degmada Degmada xamar-Jajab ee Gobolka Banaadir.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Meydka oo si Xun loogu dilay Midi laga soo saaray Garaashka dhexdiisa,waxaana hadda Baaritaan ku haya dhacdada Maamulka Degmada.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top