Home / Somali News / Muno Cumar Xasan oo ka mid ah Bahda Saxaafadda oo ka mid noqotay Aqalka Sare

Muno Cumar Xasan oo ka mid ah Bahda Saxaafadda oo ka mid noqotay Aqalka Sare

Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee gobalada Waqooyi ayaa ka socota magaalada Muqdisho, waxaana la doortay ilaa iyo Afar xildhibaan, iyadoo qorshuhu uu yahay in maanta la doorto lix xubnood.

Xubnaha ilaa iyo hada la doortay ayaa waxay kala yihiin.

  1. Xildhibaan Cabdi Xaashi cabdulaahi.
  2. Xildhibaan Muxudiin Sheekh Jaamac.
  3. Xildhibaan Mustaf Maxamed Qodax.
  4. iyo Xildhibaan Muna Cumar xasan.

Doorashada ayaa wali ku socota si hagaagsan. toos noola soco wixii ku soo kordhaa doorashada.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top