Home / Somali News / Xildhibaan Cabdi Xaashi C/llaahi oo ku soo baxay Kursigii ugu horeeyay Doorashada Xubnaha Aqalka Sare Ee Somaliland

Xildhibaan Cabdi Xaashi C/llaahi oo ku soo baxay Kursigii ugu horeeyay Doorashada Xubnaha Aqalka Sare Ee Somaliland

Muqdisho–KNN–Waxaa Maanta ka bilaabatay Magaalada Muqdisho Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Beelaha ka soo jeeda Gobolada Waqooyi Ee Soomaaliland,waxaana Maanta dhaceysa Doorashada illaa Lix Kursi oo ka mid ah Aqalka Sare.

Kursigii ugu horeeyay Doorashada Aqalka Sare waxaa ku soo baxay Xildhibaan Cabdi Xaashi C/llaahi,waxaana uu ka guuleystay Maxamuud Jirde Xuseen.

Doorashada Aqalka Sare Xubnaha ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa lagu wadaa in Berri la soo gaba gabeeyo sida uu Qorshuhu yahay.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top