Home / Somali News / Xildhibaan Khadiijo Maxamed diiriye oo la kulantay Haweenka ku jira Labada Aqal ee Baarlamaanka

Xildhibaan Khadiijo Maxamed diiriye oo la kulantay Haweenka ku jira Labada Aqal ee Baarlamaanka

Muqdisho–KNN– Musharaxa Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta Qado u sameysay Haweenka ku jira Xildhibaanada Labada Aqal.

Haweenka ku jira Baarlamaanka Labada Aqal ayaa sheegay in ay Codkooda siinayaan Musharaxa Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye.

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top