Home / Somali News / Ahlusunna oo Magaalada Dhuusamareeb ku Magacaabatay Baarlamaan ka kooban 65

Ahlusunna oo Magaalada Dhuusamareeb ku Magacaabatay Baarlamaan ka kooban 65

Dhuusamareeb–KNN– Maamulka Ahlusunna ayaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud Galabta ku Magacaabatay Baarlamaan ka kooban 65 Xubnood, waxeyna Guddoomiye uga dhigeen Sheekh Saadaq Sheekh Yuusuf Direed.

Baarlamaanka ay Ahlusunna ku Magacaabatay Magaalada Dhuusamareeb ayaa la sheegay in ay doorteen Ergooyin iyo Odayaal.

Sidoo kale Mas’uuliyiinta Ahlusunna ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay dhisi doonaan Golaha Wasiiradda Maamulkooda.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top