Home / Somali News / Baarlamaanka oo Maanta dhageysanaya Khudbadaha 12-Xildhibaan

Baarlamaanka oo Maanta dhageysanaya Khudbadaha 12-Xildhibaan

Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta Dhageysanaya khudbadaha musharaxiinta u tartamaya xilka Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Ilaa iyo 12-xildhibaan ayaa u sharaxan xilka Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka oo uu ka mid yahay Xildhibaan Mahad Cabdlle Cawad oo Afartii Sano ee la soo dhaafay xilkaan haayay.

b-1

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top