Home / Somali News / Dhageyso:- Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Mooshinkii laga keenay

Dhageyso:- Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Mooshinkii laga keenay

Muqdisho–KNN–Xilli Shalay Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka galmudug ay shegeen in ay mooshin ay ka gudbiyeen Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdikariin Xusen Guuled ayaa haddana Xalay  Waxaa aritaasi ka hadlay Madaxweynaha Galmudug.

Cabdikariin Xuseen guuleed oo ah madaxweynaha Dowlada Galmudug oo Xalay la hadlay Warbahinta isagoo ku sugan Magalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in wax laga xumada ay tahay mooshinka xilligaani ay keenen  Xildhibaano ka tirsan Galmudug madaama deegaanada Galmudug xilligaani ay ka jiraan xaalado kale duwan oo ugu horeyso Abaaro xoogan oo saameyn ku yeelatay Dadka iyo Duunyada.

Guuleed ayaa Sheegay in Baarlamaanka ay xaq u leeyihiin in mooshin ay ka keenin karaan Madaxda ugu sareysa Galmudug balse waxaa uu tilmamay in maanta aysan ku habooneyn wuxuuna ka dalbaday xildhibanada in ay ka labtaan mooshinkaasi.

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweynaah Galmudug

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top