Home / Somali News / Guddoomiyii Shabaab ee Garbahaarey oo isu dhiibay Ciidamada Dowladda

Guddoomiyii Shabaab ee Garbahaarey oo isu dhiibay Ciidamada Dowladda

 

Garbahaareey–KNN–Guddoomiyihii Al-shabaab ugu Magacaabnaa Magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo ayaa Maanta isu dhiibay Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ugu sugan Magaalada Garbahaareey.

Sargaalkaan oo lagu Magacaabo Maxamed C/llaahi waxaa soo Magaalada Garbahaarey ku soo dhaweeyay Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Magaalada.

Wararka ayaa intaa ku daraya in Saraakiisha Ciidanka ay ku wareejiyeen Maamulka Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top