Home / Somali News / Labo Qof oo loo qabtay Dil Fool xun oo Xalay Muqdisho loogu geystay Nin Rayid ah

Labo Qof oo loo qabtay Dil Fool xun oo Xalay Muqdisho loogu geystay Nin Rayid ah

Muqdisho–KNN–Xalay Garaash ku yaalla Degmada Xamar-jajab ee Gobolka Banaadir waxaa laga helay Meydka Nin Garaashkaasi waardiye ka ahaa oo lagu Magacaabi jiray Shariif Cabdulle Guuleed,kaas oo si Fool Xun Midi loogu dilay.

Guddoomiyaha Degmada Xamar-jajab ee Gobolka Banaadir Axmed Cismaan Dhoore oo la hadlay Radio Kulmiye ayaa sheegay in Kiiskaas loo hayo Labo Nin oo looga Shakisan yahay Dilka Marxuun Shariif.

Dhanka kale Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa Baaritaano ku haya Dilka Naxariis darada ah ee loo geystay Marxuun Shariif Cabdulle Guuleed.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top