Home / Somali News / Labo Xildhibaan oo ka Tanaasulay Musharaxnimada Guddoomiye Kuxigeenka Labaad

Labo Xildhibaan oo ka Tanaasulay Musharaxnimada Guddoomiye Kuxigeenka Labaad

Muqdisho–KNN– Waxaa Xarunta uu ku shiro Baarlamaanka Soomaaliya ka bilaabatay Dhageysiga Musharaxiinta  u tagaan qabashada Xilka Guddoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Baarlamaanka Soomaaliya .

Labo Musharax oo kala ah Xildhibaan C/llaahi Cismaan Ducaale iyo Xildhibaan Jamaal Xasan Cismaaciil ayaa ka tanaasulay Musharaxnimada Guddoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Baarlamaanka.

hadda baarlamaanku waxaa uu dhageysaneyaa Qudbadda 10-ka Musharax ee u Tartamaya Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top