Home / Somali News / Madaxweynaha Puntland oo gaaray Magaalada Qandala

Madaxweynaha Puntland oo gaaray Magaalada Qandala

Qandala–KNN– Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta gaaray Magaalada Qandala ee Qobolka Bari halkaas oo dhawaan laga saaray dagaalameyaal ka tirsan Daacish.

Madaxweynaha Puntland ayaa u kuurgeli doona Xaaladda ka jirta Magaalada Qandala,waxaana uu la kulmi doonaa Saraakiisha Amniga ee halkaas ku sugan.

Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa Maalmahaan ku sugnaa Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top