Home / Somali News / Madaxweynaha Puntland oo Saaka tagaya Magaalada Qandala ee Gobolka Bari

Madaxweynaha Puntland oo Saaka tagaya Magaalada Qandala ee Gobolka Bari

Qandala–KNN–Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa lafilayaa inay saaka gaaraan Degaanka  Qandala oo dhowaan ciidanka  Puntland ka saareen dagaalyahano taabacsan Daacish.

Madaxweynaha  Puntland ayaa la sheegay inuu halkaas kula kulmi doono Saraakiisha Ciidamada  Puntland islamarkaana uu kala hadli doono Sidii Kooxda Daacish looga saari lahaa Gobolka Bari.

Kooxda Daacish ayaa Xarun ku leh Buuraleyda galgala,waxaana sidoo kale la sheegaa in ay ku sugan yihiin Buuraleyda Gobolka Bari.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top