Home / Somali News / Madaxweyne Kuxigeenkii Ahlusunna oo Xilkii laga qaaday

Madaxweyne Kuxigeenkii Ahlusunna oo Xilkii laga qaaday

Dhuusamareeb–KNN–Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamuka Ahlusunna  Sheekh Maxamed Shaakir uu Xilkii ka qaaday Sheekh Saadaq Sheekh Yuusuf oo ahaa Kuxigeenkiisii.

Wararka ayaa intaa ku diraya in Sheekh Saadaq loo Magacaabi rabo Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Ahlusunna.

Ahlusunna ayaa wada qaban qaabo ay ku dooraneyso  Baarlamaan uu yeesho maamulkaas.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top