Home / Somali News / Wasiir ka tirsan Koofur Galbeed oo ugu baaqay Wasiirada Maamulkaasi in ay Iscasilaan

Wasiir ka tirsan Koofur Galbeed oo ugu baaqay Wasiirada Maamulkaasi in ay Iscasilaan

Muqdisho–KNN–Wasiirka Diinta iyo Ow-qaafka maamulka Koofur Galbeed Macalin Barre oo ka hadlayay Munaasabad ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay in ay Iscasilaan Wasiiradda Maamulka Koofur Galbeed.

Macalin Barre ayaa sheegay in Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan uu ku Fashilmay Hogaaminta Maamulka Koofur Galbeed islamarkaana aysan jirin wax u qabsoomay intii uu jiray Maamulku.

Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa tan iyo markii uu Isku Sharaxay Xilka Madaxweynaha Soomaaliya waxaa uu la kulmayay Dhaleeceen ku aadan inuu ku Fashilmay Hogaaminta Maamulkaasi.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top