Home / Somali News / Askari Boolis ah oo Asari kale ku dilay Degmada Xamar-weye

Askari Boolis ah oo Asari kale ku dilay Degmada Xamar-weye

Muqdisho–KNN– Askari ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Askari kale oo ka mid ah Booliska Soomaaliya Maanta ku dilay Degmada Xamar-weyne.

Wararka ayaa sheegaya in uu Muran dhexmaray Askariga la dilay iyo kan wax dilay.

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Gacanta ku dhigay Ninkii Gacan ku dhiiglaha ahaa ee Degmada ku dilay skariga kale,waxaana la sheegay inuu dhaawac yahay Askariga la qabtay.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top