Home / Somali News / Dalalka Koobka Adduunka ka qaybgala oo 48 laga dhigay

Dalalka Koobka Adduunka ka qaybgala oo 48 laga dhigay

Kooxaha ka qaybgala Koobka Adduunka ayaa laga dhigay 48 dal halkii ay horay uga ahaayeen 32 sida ay go’aamisay Xiriirka Kubadda Cagta Aduunka ee Fifa.

Isbadalkan ayaa dhaqan gali doona tartanka Koobka Adduunka ee dici doona sanadka 2026 .

Fifa ayaa isbadalkan samaysay ka dib markii ay maanta oo Talaado kulan ku yeesheen magaalada Zurich

Tirada ciyaaraha ee Koobka Adduunka ayaa noqon donna 80 halkii ay ka ahaayeen 64.

Ballaarintan ayaa noqonaysa middii koobaad ee lagu sameeyo Koobka Adduunka tan iyo 1998-dii.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top