Home / Somali News / Dhageyso:- Ciidamo Jirdilay Taliyaha Booliska Degmada Maxaas

Dhageyso:- Ciidamo Jirdilay Taliyaha Booliska Degmada Maxaas

Maxaas–KNN– Taliyaha Saldhiga Ciidamada Booliska Demada Maxaas ee Gobolka Hiiraan Bishaan Faarax Cismaan Daran-doori oo la soo xariiray Radio Kulmiye ayaa sheegay Ciidamo ka amar qaata  Taliyaha Ciidanka Boliska Degmada Baledweyne ay Xalay ku jirdileen Degmada Maxaas.

“Waxaa Taleefan iiga soo wacay Taliyaha Saldhigga Degmada Baledweyne,waxaa uu igu yiri ii imoow,Markii aan tagay Meeshii uu igu balamiyay ayaan ugu tagay Ciidan Taliyaha ka amar qaata,halkaas ayaa la igu jir dilay,waxaana Falkaas soo abaabulay Taliyaha Saldhigga Degmada Baledweyne”ayuu yiri Bishaan Faarax Cismaan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top