Home / Somali News / Dhageyso:-Koofur Galbeed oo sheegtay in Sh/Hoose ay Isbaaro dhigteen Milatariga Soomaaliya

Dhageyso:-Koofur Galbeed oo sheegtay in Sh/Hoose ay Isbaaro dhigteen Milatariga Soomaaliya

Muqdisho–KNN– Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Maamulka Koofur Galbeed C/llaahi Sheekh Xasan oo la hadlay Radio Kulmiye ayaa ku Eedeeyay Dowladda Soomaaliya in Ciidanka Milatariga ee Dowladda Soomaaliya ay Isbaaro u taallo Gobolka Shabellaha Hoose.

C/llaahi Sheekh Xasan ayaa sheegay in Maamulka Koofur Galbeed aysan ka Amar qaadan Ciidamada Gobolka Shabellaha Hoose ay isbaaradu u taallo islamarkaana aysan Awood u la heyn in ay la dagaalaan Ciidamada Milatariga Soomaaliya.

Gobolka Shabellaha Hoose waxaa la sheegaa in ay yaallaan Isbaarooyin aad u badan oo dhibaato ay kala kulmaan Dadka Shacabka ah.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top