Home / Somali News / Baarlamaanka Galmudug oo sheegay in ay Sameyneyaan Guddi ka shaqeya Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Baarlamaanka Galmudug oo sheegay in ay Sameyneyaan Guddi ka shaqeya Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Cadaado–KNN–Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed oo la hadlay Radio Kulmiye ayaa sheegay in ay sameyneyaan Guddi ka shaqeeya Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo Shalay ay Kalsoonida kala laabteen.

Xareed Cali Xareed ayaa intaa ku daray in Mudo ku siman 45 Cisho lagu soo dooran doono Madaxweynaha Galmudug.

Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ayaa sidoo kale uga digay Madaxtooyada Soomaaliya in ay faraha kala baxdo Arrimaha Galmudug.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top