Home / Somali News / Banaanbax lagu Taageerayo Go’aankii Baarlamaanka Galmudug oo Cadaado ka dhacay

Banaanbax lagu Taageerayo Go’aankii Baarlamaanka Galmudug oo Cadaado ka dhacay

Cadaado–KNN– Banaanbax lagu Taageerayo Go’aankii Baarlamaanka Galmudug ay ku sheegeen in ay Kalsoonida kala noqdeen Madaxweynaha Maamulkaasi Cabdi kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta ka dhacay Magaalada Cadaado.

Banaanbaxa oo ay soo qaban qaabiyeen Qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Cadadao ayaa ahaa mid ay ku muujiniy in ay Taageersan yihiin Go’aankii Baarlamaanka ay Xilka uga qaadeen Madaxweynaha Galmudug.

Madaxweyne Guuleed ayaa Mooshinka Xilka looga qaaday ku tilmaamay mid Sharci daro ah islamarkaana uusan Aqbaleyn.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top