Home / Somali News / Dhageyso:- Dadka ku nool Koofurta Gaalkacyo oo ka hadlay Xilka qaadistii Guuleed

Dhageyso:- Dadka ku nool Koofurta Gaalkacyo oo ka hadlay Xilka qaadistii Guuleed

Gaalkacyo–KNN– Qaar kamid ah dadka ku nool Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta u ah Gobolka Mudug ayaa Siyaabo kala duwan uga hadlay Mooshinkii uu Baarlamaanka Galmudug Kalsoonida kala noqday Madaxweyne Guuleed.

Dadka Qaar ayaa sheegay in aysan Xilligaan Habooneyn in Xilka laga qaado Madaxweyne Guuleed,waxaana sidoo kale qaarkood ay sheegeen in Baarlamaanka ay Xaq u leeyihiin in Xilka laga qaado.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top