Home / Somali News / Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Bilaabatay

Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Bilaabatay

Muqdisho–KNN– Waxaa hadda si Toos ah u Bilaabatay Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ay u tartamayaan illaa Afar Musharax.

256 Xildhibaan ayaa Guddiga Qaban qaabada ay sheegeen in ay Saxiixeen Booga Xaadirinta,waxaana Guddiga ay sidoo kale soo bandhigeen Hab-raaca Doorashada.

Afarta Musharax ayaa dhamaantood ku sugan Hoolka Xarunta Baarlamaanka ee Doorashadu ka socoto.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top