Home / Somali News / Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud

Muqdisho–KNN–Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa  Magacaabay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Galgaduud ee Bartmaha Dalka Soomaliya kaasi oo loo magacaabay Siyaasiga lagu Magacaabay MAXMED SH CALI CILMI ,waxaana  xilka laga qaaday Xuseen Cali Wehliye Cirfo oo horay u ahaa gudoomiayah gobolka galgaduud.

2

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top