Home / Somali News / War Deg Deg ah:- Dagaal Khasaare dhaliyay oo ka dhacay Degmada Caabudwaaq

War Deg Deg ah:- Dagaal Khasaare dhaliyay oo ka dhacay Degmada Caabudwaaq

Caabudwaaq–KNN– Wararka ka imaanaya  Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya  in Galabta uu Magaalada ka dhacay Dagaal u dhexeeya Labo Maleeshiyo Beelood oo Magaalada Wada dega.

Dagaalka ayaa ka dhashay Nin lagu dilay Maanta Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Wararka ayaa intaa ku daray in ugu yaraan Shan Qof ay ku dhintee Dagaalka galabta  dhacay,waxaana ku dhaawacmay illaa 10 kale.

Magaalada ayaa Caawa waxaa laga dareemayaa Xiisad Colaadeed oo u dhexeeysa Maleeshiyada dagaalamay.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top