Home / Somali News / War Deg Deg ah:- Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Magaalada Cadaado

War Deg Deg ah:- Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Magaalada Cadaado

Cadaado–KNN–Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo Shalay ay Kalsoonida kala noqdeen Baarlamaanka Galmudug ayaa Maanta gaaray Magaalada Cadaado.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Cadaado ayaa waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay dad aad u badan,waxaana loo soo dhaweeyay si aan horay loogu soo dhaweyn Cadaado.

Magaalada cadaado waxaa sidoo kale Maanta ka dhacay Magaalada Banaanbax lagu Taageerayo Go’aankii Baarlamaanka.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top