Home / Somali News / Doorashada Guddoomiye Kuxigeenada Baarlamaanka oo maanta la qabanayo

Doorashada Guddoomiye Kuxigeenada Baarlamaanka oo maanta la qabanayo

Muqdisho–KNN– Maanta oo Khamiis ah Magaalada Muqdisho waxaa ka dhici doonta Doorashada Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad iyo Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Illaa 16 Musharax ayaa u Taagan Qabashada Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad iyo Labaad ee Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya,waxaana si weyn  loo adkeeyay Ammaanka inta badan Magaalada Muqdisho.

Shalay waxaa Muqdisho lagu doortay .Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Afarta sano ee soo socota waxaana loo Magacaabay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top