Home / Somali News / Mahad Cabdalla Cawad oo ku Guuleystay Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Baarlamaanka

Mahad Cabdalla Cawad oo ku Guuleystay Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Baarlamaanka

Muqdisho–KNN–Waxaa soo dhamaatay Doorashadii Guddoomiye Kuxigeenada Koowaad iyo Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiye Kuxigeenka Kowaad waxaa ku Guuleystay C/wali Sheekh Ibraahim Muudeey oo ka adkaaday Faarax C/qaadir.

Sidoo kale waxaa  Guddoomiye Kuxigeenka Labaad  ee Baarlamaanka ku Guuleystay Mahad Cabdalla Cawad , wuxuuna ka Guuleystay C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi.

Doorashadii Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sidaa ku soo dhamaatay,waxaana Shalay la doortay Guddoomiye Jawaari oo Markii Labaad qabtay Xilka Guddoonka Golaha Shacabka.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top