Home / Somali News / Dhageyso:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo Fariin u diray Baarlamaanka

Dhageyso:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo Fariin u diray Baarlamaanka

Muqdisho–KNN– Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay Saxafadda ayaa ka hadlay Doorashadii Guddoonka Baarlamaanka ee Shalay lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Hambalyo iyo Bogaadin u diray Xubnaha Golaha Shacabka,waxaana uu ku amaanay qaabkii wanaagsanaa ee ay u doorteen Guddoomiyaha iyo ku Xigeenadiisa.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale Baarlamaanka ugu baaqay in ay soo dedejiyaan oo ay mudeeyaan Waqtiga la qabanayo Doorashada Madaxweyne ee Dalka.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top