Home / Somali News / Madaxweyne Guuleed oo Xilkii ka qaaday Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug

Madaxweyne Guuleed oo Xilkii ka qaaday Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug

Cadaado–KNN–Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Xilkii looga qaaday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Galmudug,waxaana lagu Magacaabay Wasiir Cusub oo noqonaya Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug.

kk 001

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top