Home / Somali News / Qarax Miino oo ka dhacay Degmada Heliwaa Ee Gobolka Banaadir

Qarax Miino oo ka dhacay Degmada Heliwaa Ee Gobolka Banaadir

Muqdisho–KNN– Qarax Miino oo Khasaare gaarsiiyay Dad Shacab ah ayaa ka dhacay Ex-koontorool Balcad ee Degmada Heliwaa.

Qaraxa ayaa ka dhacay ka soo horjeedka Maqaayadda Hogol oo ku taalla Ex-koontorool Baldcad.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Dad Shacab ah ay Khasaare ka soo gaartay Qaraxa Miinada,waxaana la sheegay in halkaa laga qaaday Dad Shacab ah oo saarnaa Mooto Bajaaj iyo kuwo ka ag-dhawaa Goobta ay Miinadu ka kacday.

Lama Oga inta uu le eg  yahay hadii uu jiro Khasaare Dhimasho iyo mid dhaawac intaba.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top