Home / Somali News / Askari Degmada Wadajir ku dilay Nin Watay Mooto Bajaaj

Askari Degmada Wadajir ku dilay Nin Watay Mooto Bajaaj

Wadajir–KNN–Askari ku labisan Tuutaha Ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa Saaka Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ku dilay Nin watay Mooto Bajaaj.

Ninka Dilka geystay ayaa Magaciisa lagu sheegay Cabdi dhiblaawe,waxaana aan la ogeyn Sababta uu u dilay Ninka Mootada wadaha ka ahaa.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Askariga Dilka geystay uu ku amray Ninka la dilay ee Mootada watay inuu horay u sii qaaado,markii uu diidayna uu Xabad ku dhuftay.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top