Home / Somali News / Dhageyso:- Wasiirkii uu Madaxweyne Guuleed Xilka ka qaaday oo ka soo horjeestay

Dhageyso:- Wasiirkii uu Madaxweyne Guuleed Xilka ka qaaday oo ka soo horjeestay

Muqdisho–KNN–Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Galmudug Jaamac Xasan Salaad oo Shalay Madaxweyne Guuleed uu sheegay inuu Xilka ka qaaday ayaa ka Horyimid Xilka qaadista lagu sameeyay.

Jaamac Xasan Salaad oo la hadlay BBC ayaa sheegay in C/kariin Guuleed uusan Awood u laheyn inuu Xilka ka qaado islamarkaana Baarlamaanka Mudane Guuleed ay Baarlamaanka Kalsoonida kala laabteen.

Waxaa uu intaa ku daray in aysan hadda jirin Xukumadda Galmudug ay leedahay oo dhamaan wasiiradu ay yihiin Kusimeyaal Booska ku simaya Xukumadda Cusub ee imaan doonta.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top