Home / Somali News / Iska horimaad dhimasho geystay oo ka dhacay Magaalada Jowhar

Iska horimaad dhimasho geystay oo ka dhacay Magaalada Jowhar

Jowhar–KNN– Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta ku Dagaalamay Suuqa Xoolaha lagu iibiyo ee Magaalada Jowhar oo Xarun u ah Maamulka Hirshabelle.

Dagaalka ka dhacay Suuqa Xoolaha ee Magaalada Jowhar ayaa Geystay dhimasho iyo Dhaawac sida ay sheegeen Goobjoogeyaal ku sugan Jowhar.

Ugu yaraan Labo Qof ayaa la sheegay in Dagaalka ay ku dhinteen,halka Dhaawaca lagu sheegay illaa Labo kale.

Maamulka Hirshabeelle weli kama hadlin Dagaalka Manata ka dhacay Suuqa Xoolaha lagu iibiyo ee Magaalada Jowhar.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top