Home / Somali News / Wasiirka Amniga Koofur Galbeed oo Eedeeyay Madaxweyne Shariif Xasan

Wasiirka Amniga Koofur Galbeed oo Eedeeyay Madaxweyne Shariif Xasan

Muqdisho–KNN– Wasiirka Amniga Maamulka Koofur Galbeed  C/fitaax Ibraahin Geesey oo la hadlay Warbaahinta ayaa Eedeen kala dul dhacay Madaxweynaha KoofurGalbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan .

C/fitaax Ibraahin Geeseey ayaa sheegay in Abaar adag ay ka jirto Koofur Galbeed islamarkaana Meelaha qaar ay Dadku bilaabeen in ay Gaajo iyo haraad u dhintaan.

Geeseey ayaa intaa ku daray in Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh aadan uu ka gaabiyay wax u qabashada Dadka Reer Koofur Galbeed,waxaana uu Baarlamaanka Koofur Galbeed  ugu baaqay in ay la Xisaabtamaan Madaxweyne Shariif.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top