Guure
Uncategorized

Qoysaskii ka barakacay fatahaadii Beladweyne oo dib ugu laabanaya magaalada

Beladweyne-KNN-Waxaa  soconaya dadaalo ku aadan dib u celinta Qoysaskii ka barakacay magaalada Baladweyne ee xarunta gabalka Hiiraan, markii xaafadaha magaalada ay ku fatahay

Read More
Uncategorized

Puntland oo amaro ku soo rogtay Shacabka iyo Ganacsatada

Garowe-KNN-Guddiga Difaaca ee maamulka Puntland ayaa maanta kulan deg deg ah ku yeeshay magaalada Garowe ee xarunta maamulkaasi waxaana kulankooda inta badan ay

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Ciidamada xooga dalka iyo kuwoo taabacsan Koofur Galbeed oo maanta ku dagaalamay gobolka Bay

Buurhakaba-KNN-Ciidamada xooga dowlada Soomaaliya iyo kuwoo taabacsan maamulka Koofur Galbeed ayaa maanta ku dagaalamay degmada Buurhakaba ee gobolka Bay. Wariyaha Idaacada Kulmiye ee

Read More
Uncategorized

Ra`iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo maanta Muqdisho ka furay shir looga hadlayay amniga iyo qodobo kale

Muqdisho-KNN-Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa magaalada Muqdisho ka furay maanta shirka looga hadlayo amaanka iyo qodobo kale. Shirkan waxaa

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(23-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
News in English

Dozens of schools destructed by Sagar storm in Somaliland

Hargeisa-KNN-At least 22 schools were collapsed during heavy rains and storms with powerful winds hits in Somaliland regions of Sahil, Awdal and Salal

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (23-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Ceydiid Cabdiraxmaan Aadan  Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (23-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee

Read More
Uncategorized

Dabeylaha ku dhuftay Xeebaha Soomaaliland oo Bur-Buriyay In kabadan 20 Iskuul.

Hargeysa-KNN-Duufaanta Sagar ee ku  dhufatay Xeebaha Waqooyi iyo Galbeedka ee Somaliland ayaa dumisay 22 dugsi oo ku yaala gobolada Saaxil, Awdal iyo Salal

Read More
Uncategorized

Gudiga Difaaca Puntland oo war ka soo saaraya Xaalada deegaanka Tukeraq

Garoowe-KNN-Wararka ay KNN ka helayso xarunta Madaxtooyada  ee Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in kulan deg deg ah uu haatan

Read More