Guure
Uncategorized

Qaar kamid ha deegaanada Galmudug oo ay ka dilaaceen Cuduro.

Dhuusamareeb-KNN-Qaar ka mid ah deegaanada maamulka Galmudug ayaa waxaa ka dilaacay cudurada ka dhasha biyaha sida Malaariyada, Shuban biyood iyo kuwa la midka

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (23-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud

Read More
Uncategorized

AMISOM iyo Al-shabaab oo xalay madaafiic isku weedaarsaday deegaanka Ceelasha Biyaha

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay deegaanka ay madaafiic isku weedaarsadeen Ciidamada midowga Afrika ee

Read More
Uncategorized

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka doodaya xaqsiinta ciidamada dowlada

Muqdisho-KNN-Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeelanayaan xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho waxay ka doodayaan hindise sharciyeedka xaqsiinta ciidamada dowlada

Read More
Uncategorized

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Sh/Hoose oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-shabaab

Afgooye-KNN-Guddoomiayaha Cusub ee gobolka Sh/Hoose Maxamed Ibaraahim Bare oo dhawaan xilkaas uu u magacaabay madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (23-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
News in English

Al Shabaab suicide bomber targets Somalia military convoy

Mogadishu-KNN-A suicide car bomber from Somalia’s Islamist group al Shabaab hit a military convoy outside Mogadishu on Tuesday, causing the death of a

Read More
Uncategorized

Guddiga Gurmadka Fatahaadaha oo lacag 1 milyan ah gaarsiinaya dadka ay saameeyeen Fatahaadaha

Muqdisho-KNN-Guddiga gurmadka Qaran ee fatahaadaha ayaa sheegay in dhawaan dadka ku nool deegaanada ay saameeyeen fatahaadaha Wabiyada Jubba iyo Shabeele ay gaarsiin doonaan

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (22-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (22-05–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More