Guure
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (22=05=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiwahaab Xuseen  Muxudiin iyo  Cumar

Read More
Uncategorized

Maamulka G/Banaadir oo shaqsiyaad been abuur sameynayey u gudbiyey hay’adaha Garsoorka iyo Amniga

Muqdisho-KNN-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa u digay shaqsiyaadka ku howllan sameynta sharciyada Been-Abuurka ah ee

Read More
Uncategorized

Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii maanta ka dhacay Afgooye

Afgooye-KNN-Wararkii ugu dambeeyay ee laga helaayo Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee manta ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in ugu yaraan

Read More
Uncategorized

Falastiin oo maxkamada Caalamiga ah ee ICC u gudbisay dacwad ka dhan ah Israa`iil

Muqdisho-KNN-Wasiirka arrimaha dibedda ee falastiin Riyad al-Malki ayaa maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada ee Hague ka dalbaday in ay baaritaan ku sameyso waxa

Read More
Uncategorized

Qarax ismiidaamin ah oo lala beegsaday ciidamo ka tirsan dowlada oo marayay Afgooye

Afgooye-KNN-Ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya islamarkaana uu tababaray Mareykanka ayaa qarax ismiidaamin ah lagula beegsaday koontaroolka Baar Ismaaciil ee degmada Afgooye ee gobolka

Read More
Uncategorized

Tiyaatarka Qaranka oo dib loo howlgalinayo

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta xarunta Golaha murtida iyo wacyigelinta ee Tiyaartarka Qaranka booqasho ku ymid masuuliyiin ka tirsan Wsaaradda Warfaatinta Soomaaliya. Kusimaha Wasiirka Wasaaradda warfaafinta

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Maamulka degmada Caabudwaaq oo eedeen u jeediyay maamulka Galmudug

Caabudwaaq-KNN-Guddoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee degmada Caabudwaaq ee Waaqoyga gobolka Galgaduud ayaa eedeen u jeediyay maamulka Galmudug oo ku eedeeyay in ay

Read More
Uncategorized

Kooxo hubeysan oo maanta Askari ka tirsan dowlada ku dilay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Kooxo ku hubeysan Bistoolado ayaa maanta barqadii Askari ka tirsan dowlada ku dilay Isgoyska Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Kooxihii dilka geystay ayaa

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(22-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (22-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Ceydiid Cabdiraxmaan Aadan  Farsamadii:-Shaafici Yusuf Dahir:-

Read More