Guure
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (22-02-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Shuceyb Maxamed Cali:– Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed::-

Read More
Uncategorized

Trump oo soo jeediyay in Macalimiinta Mareykanka Qalinka loogu daro Qori.

Muqdisho-KNN-Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa soo jeediyay in macllimmiinta oo la hubeeyo ay mustaqbalka ka hortagi karto toogashiinka ka dhaca iskuulada Mareykanka.

Read More
Uncategorized

In ka badan 1,500 oo Jabhada ONLF ah oo laga siideynayo xabsiyada Itoobiya.

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in maanta la sii deyn doono in ka badan 1,500 oo qof oo ka

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (22-02-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

Soomaliya oo lagu eedeeyay in ay si xun ula dhaqanto Carruur ku xeran Xabsiyada Dowlada.

Muqdisho-KNN-Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch oo maanta warbixin soo saartay ayaa dowladda Soomaaliya iyo qaar ka mid ah maamul

Read More
Uncategorized

Guddoomiye Yarisow “Haweenka la’aantood dawladda ma shaqeyn karto waayo waa laf-dhabarka bulshada”.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay ururada Haweenka Gobolka, isagoo ku bogaadiyey kaalinta

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (21-02–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More
Uncategorized

Ra’iisal wasaare Kheyre oo ka Qaybgalay Munaasabad Lagu Xusay Maalinta Afka Hooyo.

Muqdisho-KNN=Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee  Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu weynaynayey maalinta caalamiga ah ee

Read More
Uncategorized

Mareykanka oo Sheegay In Saraakiil Shabaab Ah uu Duqeyn ku Dilay.

Muqdisho-KNN= War Qoraal ah oo ka soo baxay Saraakiisha militariga Dowlada Mareykanka  ayaa faah faahin looga bixiyay  Duqeyn ay Diyaaradaha dagaal ee dowladaasi

Read More
Uncategorized

Taliyaha Cusub ee Hey’ada Nabad Sugida Soomaaliya oo xilka La Wareegay.

Muqdisho-KNN= Waxaa gelinkii danbe ee maanta Si Rasmi ah xilka loo magacaabay ula wareegay Taliyaha Cusub ee Hey’ada Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Somalia Xuseen Cismaan

Read More