Home / Author Archives: admin (page 278)

Author Archives: admin

Feed Subscription

Maleeshiyo Beeleed Qof ku dishay Galgaduud

Maleeshiyo Beeleed  Qof ku dishay Galgaduud

Ximcadde–KNN– Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Maleeshiyo Beeleed ayaa Galabta ku dishay Afar Qof Tuulada Ximcadde oo hoostagta Degmada Ceelbuur. Goobjoogeyaal ayaa noo Xaqiijiyay in Maleeshiyaadka Dilka geystay ay soo Weerareen Tuulada Ximcadde islamarkaana ay Afarta Qof ...

Read More »

Deg Deg:- Sargaal Boolis ah oo Goor dhaw lagu dilay Muqdisho

Deg Deg:- Sargaal Boolis ah oo Goor dhaw lagu dilay Muqdisho

Muqdisho–KNN--Koox Hubeysan ayaa Goor dhaw Degmada Kaaraan Ee Gobolka Banaadir ku dishay Allaha u Naxariistee Cali Cadoow Maxamuud oo ka tirsanaa Saraakiisha Hogaanka Gaadiidka Booliska Soomaaliya. Marxuun Cali Cadoow Maxamuud ayaa la sheegay in ay Dileen Koox Bastooladley ah,kuwaas oo ...

Read More »

Qaramada Midoobey oo ka digtay xaaladda cunto ee Soomaaliya

Qaramada Midoobey oo ka digtay xaaladda cunto ee Soomaaliya

Qaramada Midoobey ayaa ka digtay in xaaladda bani’aadanimo ee Soomaaliya ay sii xumaan karto sababo la xiriiro marxaladda cunto ee qeybo kamid ah gobollada bartamaha iyo kuwa koonfureed. Warbixin cusub oo uu soo saaray xafiiska isku dubdaridka gargaarka ee Qaramada Midoobey (OCHA) ayaa lagu sheegay in inta ...

Read More »
 
Scroll To Top