Guure
Uncategorized

Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya oo ka hadlay Somalida ku dhibaateysa wadamada Caalamka.

Muqdisho-KNN-Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah faahiyey qorshaha dowladda Soomaaliya ay dib ugu soo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (18-02-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

Dhageyso:-Guud ahaan suuqa Ganacsiga ee Bakaaraha oo maanta xiran.

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta uusan furneen Suuqa weyn ee Bakaaraha qeybahiisa kala duwan ee Suuqaas

Read More
Uncategorized

Ahlusunna oo sii deysay Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Galmudug.

Dhuusa-mareeb-KNN-Waraka  ka imaanaya magaalada Dhuuso-mareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegay in dib xuriyadiisa u helay Maxamuud Cusmaan Beereey oo ah Agaasimaha Warfaafinta

Read More
Uncategorized

Duqa Muqdisho oo Turkiga ku Wareejiyey dhul lagu tababar doono Ciidanka X.D.S.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa wareejiyey dhul ku yaalla degmada Wadajir ee Deegaanka Jazeera oo

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (18-02-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Shuceyb Maxamed Cali:– Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-

Read More
Uncategorized

Taliye Gorod ” la taliyaha Madaxweynaha ee amniga, shaqadiisa maahan arimaha Ciidanka.

Muqdisho-KNN-Gen.Cabdiwali Jaamac Gorad taliyaha ciidamada xooga Soomaaliya ayaa ka jawaabay warqad ka soo baxday xafiiska la taliyaha arimaha amniga madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi

Read More
Uncategorized

Ciidamada Soomaaliya oo saanad la`aan dardeed ugu sugnaan waaya deegaanada ay qabsadaan.

Muqdisho-KNN-Maalmahaan danbe ayaa waxaa jiray dhaliilo ka imaanayay siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada taas oo loo soo jeedinayay ciidamada Soomaaliya oo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (17-02–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (17=02=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Maxamed  Axmed Maxamuud{Tuuryare}  iyo 

Read More