Home / Author Archives: admin (page 5)

Author Archives: admin

Feed Subscription

Puntland oo Cuna-qabateyn ku soo rogtay Buuraleyda Calmadow iyo Galgala

Puntland oo Cuna-qabateyn ku soo rogtay Buuraleyda Calmadow iyo Galgala

Puntland ayaa joojisay gawaarida raashinka u qaada Buuraha Calmadow ee gobolka Sanaag, kadib markii ay soo baxeen tuhun la xiriira in gawaaridaas ay adeegayaan Al-shabaab ee ku jira buuraleyda Galgala iyo Calmadow. Mursal Maxamuud Cabdi oo katirsan waxgaradka Calmadow ayaa warbaahinta u xaqiijiyay inay ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE 1:00PM (17- 01-2017)

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE 1:00PM (17- 01-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira www.website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Cumar Tiijar iyo Maryan Muxudiin Gacal:- Farsamadii:- Maxamed Dalal Maxamud:– Halkaan Hoose ...

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha Ee Radio KNN{12:10:PM- {17-01-2017}

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha Ee Radio KNN{12:10:PM- {17-01-2017}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur{Barakaat} Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:- Halkaan Hoose Ka dhageyso Barnaamijka Ciyaarahal oo dhameytiran:-

Read More »

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal{10:00AM-11:55AM} {17– 01- 2017}

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal{10:00AM-11:55AM} {17– 01- 2017}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ogaal oo ah Barnaamij Maalin le ah,marka laga reebo Maalinta Jimcada ah, waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Axmed Cabdullaahi Cismaan Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:- Halkaan Hoose Ka dhageyso Barnaamijka ...

Read More »

War Deg Deg ah:- Ciidamo ku dagaalamay Magaalada Cadaado

War Deg Deg ah:- Ciidamo ku dagaalamay Magaalada Cadaado

Iska horimaad u dhexeeya Ciidamo Boolis iyo Nabad Sugid ah ayaa hadda ka socda Xarun lagu Magacaabo Xero-midaw  oo ku taala Magaalada Cadaado oo Maalmihii ugu dambeeyay ay ku shirayeen Baarlamaankii Xilka ka qaaday C/kariin Xuseen Guuleed Madaxweynaha Galmudug. Dagaalka ...

Read More »

DHAGEYSO:- Barnaamijka Falan qeynta Wararka {8:30AM} {17- 01 2017}

DHAGEYSO:- Barnaamijka Falan qeynta Wararka {8:30AM} {17- 01 2017}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net:- waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdi Qadar Cabdullahi Maxamed:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:– Halkaan Hoose Ka dhageyso Barnaamijka falan qeynta oo dhameytiran:-

Read More »

WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 7:30PM (17-01-2017)

WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 7:30PM (17-01-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Cabdi Qadar Cabdullahi Maxamed iyo Maxamed Axmed Maxamuud {Tuuryare} Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- ...

Read More »
 
Scroll To Top