Guure
Uncategorized

Kenya oo xirtay rag ay ku eedeeyeen inay ka tirsan yihiin Al-shabaab

Muqdisho-KNN-Booliiska dalka Kenya ayaa xiray sadax nin oo ay ku tuhunsanyihiin in ay ka tirsanyihiin kooxda Al-shabaab, waxaana booliisku sheegay in Ragaas lasoo

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(29-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (29-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Ceydiid Cabdiraxmaan Aadan:-  Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (29-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee

Read More
News in English

Civilians shot dead in Mogadishu

Mogadishu-KNN-Gunmen killed two persons in the capital Mogadishu 0n early hours of Tuesday, security officials told Radio Kulmiye. The incident happened in Wadajir

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Garsoorayaasha Maxkamadda Sare oo soo dhaweeyay Guddoomiyaha Cusub ee Dhawaan la magacaabay.

Muqdisho-KNN-Garsoore Axmed Maxamed Shiikh Ibraahim “Baardheere” oo ka mid ah Garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay go’aankii uu madaxweynaha Soomaaliya xilka uga

Read More
Uncategorized

Gen.Muungaab “Madaxweynaha waa u banaan-tahay inuu Magacaabo Gudoomiyaha Maxkamadda Sare”

Muqdisho-KNN-Tan iyo wixii ka dambeeyay markii uu Madaxweynaha Soomaaliya uu xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Gar-yaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa

Read More
Uncategorized

Faah-Faahin:-Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Canada.

Ottowa-KNN-Booliiska Dalka Magaalada Ottowa ee Dalka Canada ayaa faah faahin ka bixiyay weerar lagu dilay Muwaadin Soomaali ah laguna dhaawacay Haweeney Soomaali ah

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (29-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-shaafici yuusuf daahir

Read More
Uncategorized

Eng Yariisow oo ka hadlay qorshaha Xasilinta Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo ka hadlayay shir lagu falan-qeynayay amniga guud ee dalka oo ka

Read More