Home / Author Archives: Radio kulmiye (page 20)

Author Archives: Radio kulmiye

Feed Subscription

Ciidanka Puntland oo Boosaso ku xir xiray Dad Badan

Ciidanka Puntland oo Boosaso ku xir xiray Dad Badan

Boosaaso–KNN– Howlgal Ciidanka Puntland ay xalay illaa Saaka ay ka sameeyeen Magaalo Xeebeedka Boosaaso ayey ku soo qab qabteen Tiro dad ah. Saraakiisha Ciidamada Puntland ayaa sheegay in dadka la soo qab qabtay Baaritaano lagu hayo islamarkaana Ciddii ay ku ...

Read More »

Airstrike hits Al-shabaab positions in Somalia.

Airstrike hits Al-shabaab positions in Somalia.

Suspected US-trained Somali elite forces conducted hit and run operation on al-shabaab positions around Janale district in the Lower Shabelle region, KNN reports on Monday. Villagers in Waya-rag village near Janale said that at least two suspected US Helicopters bombed ...

Read More »

Rabshado dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Mexico

Rabshado dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Mexico

Saraakiisha dalka Mexico ayaa sheegay in 13-qof ay ku dhinteen laba gobol oo bartamaha wadankaasi ku yaala rabshado u dhaxeeyay kooxo ka ganacsatada waxyaabaha maanka dooriya. Dacwad oogaha guud ee galbeedka Mexico ayaa sheegay in sarakisha ay heleen lix madax ...

Read More »

Diyaarado Dagaal oo Xalay Duqeeyay Gobolka Shabellaha Hoose

Diyaarado Dagaal oo Xalay Duqeeyay Gobolka Shabellaha Hoose

Waaya–arag–KNN–Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Hoose gaar ahaan Tuulo lagu Magacaabo Waayo-arag oo hoostagta Degaanka  Janaale ay Xalay duqeyeen Diyaarado Dagaal. Duqeynta ayaa la sheegay in ay Fuliyeen Labo Diyaaradood oo nuuca Dagaalka ah,kuwaas oo Bartilmaameedsaday Saldhig Xarakada Al-shabaab ay ...

Read More »

Somalia threatens to impose ban on miraa from Kenya.

Somalia threatens to impose ban on miraa from Kenya.

Somalia is threatening to re-impose a ban on miraa from Kenya in what it accuses Nairobi of disregarding an agreement to resume direct flights with Mogadishu. Mogadishu claims it agreed to lift the ban back in September because Kenya had ...

Read More »
 
Scroll To Top