Home / Author Archives: Radio kulmiye (page 3)

Author Archives: Radio kulmiye

Feed Subscription

Musharaxiinta Guddoonka Aqalka sare oo Maanta bilaabaya in ay isdiiwaan geliyaan

Musharaxiinta Guddoonka Aqalka sare oo Maanta bilaabaya in ay isdiiwaan geliyaan

Muqdisho–KNN–Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka bilaabaneysa diiwaan gelinta musharixiinta dooneysa xilka guddoonka xildhibaanada aqalka sare ee baarlamaanka. Maxamed Cusmaan Faarax (Dhagajuun), guddoomiyaha guddiga doorashada guddoonka aqalka sare ayaa sheegay in maanta ay u fariisan doonaan inay diiwaan geliyaan musharixiinta dooneysa ...

Read More »

Howlgalka AMISOM oo Dalbaday Ciidamo dheeraad ah

Howlgalka AMISOM oo Dalbaday Ciidamo dheeraad ah

Wakiilka Ururka Midawga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa ugu sareeya Howlgalka AMISOM Francisco Madeira  ayaa sheegay in AMISOM ay u baahan tahay Ciidamo dheeraad ah,Maadaama ay jiraan Dalal ka mid ah Howlgalka oo ku Hanjabay in Ciidankooda ay kala ...

Read More »
 
Scroll To Top