Home / Author Archives: Radio kulmiye (page 30)

Author Archives: Radio kulmiye

Feed Subscription

Obama:Tallaabo ayaan ka qaadi doonaa Ruushka

Obama:Tallaabo ayaan ka qaadi doonaa Ruushka

Madaxweyanaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa wacad ku maray inuu tallaabo adag ka qaadi doono Ruushka oo lagu eedeeyay inuu faragelin ku sameeyay ololihii doorashadii madaxtinnimada Mareykanka. “Waxaa loo baahanyahay in aan tallaabo qaadno, waana qaadi doonaa”, ayuu yiri madaxweyne ...

Read More »

Daadgureynta shacabka Xalab oo sii socon doonta

Daadgureynta shacabka Xalab oo sii socon doonta

Daadgureynta shacabka iyo fallaagada Suuriya ayaa la filayaa in maalintii labaad ay ka sii socon doonto bariga magaalada Xalab. In ka badan 3,000 oo qof ayaa Khamiistii basas looga qaaday xaafadaha uu burburka weyn soo gaaray, hasayeeshee Qaramada Midoobay ayaa ...

Read More »

Michael keating oo la kulmay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka

Michael keating oo la kulmay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka

Muqdisho–KNN– Wakiilka QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire  Michael keating ayaa Xalay Magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka. Kulanka oo ay Albaabadu u xirnaayeen ayaa la sheegay in Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka iyo Danjire Michael keating ay ka ...

Read More »

Eleven killed in two bombings in Mogadishu

Eleven killed in two bombings in Mogadishu

Two attacks on Thursday killed at least 11 people in the Somali capital, Mogadishu, police and witnesses said. At least five people were killed when a car suicide bomber detonated his explosives near the presidential palace. The bomber was reportedly ...

Read More »

Car bombing in Mogadishu.

Car bombing in Mogadishu.

At least two people were killed in a car bombing on popular village cafe near the presidential palace villa-Somalia, witnesses said on Thursday. More details soon.

Read More »
 
Scroll To Top